Himilo – Juventus ayaa la tilmaamayaa inay u aragto weeraryahanka Inter Milan Mauro Icardi saxiix suuragal ah.
Icardi ayaa hadda bartamaha ka joogga xilii ciyaareed uu ammaah kula joogo kooxda Paris Saint-Germain oo xaq u leh inay heshiis joogta ah ka saxiixaan ciyaaryahanka qaranka Argentina.
Waxa uu dhaliyay 14 gool 19 kulan oo tartamada oo dhan ah. Marka la eego Calciomercato, Icardi ayaa soo jiidanaya Juventus kaddib dhowr billood markii ay kooxda weyday saxiixa 26 jirka kahor inta uusan bilaaban xagaagan.
Kooxda heysata horyaalka Talyaaniga ayaa la filayaa inay gabagabeeyaan heshiiska dabayaaqada sannadka 2020-ka halkii ay ka dhammeyn lahaayeen bishan.
Real Madrid ayaa sidoo kale la xusay inay qiimeynayso xaaladda kaddib markii ay ka heshay bandhigga ciyaaryahanka ee Parc des Princes.
As the concept of the 9 5 deskbound job is eroded, it is crucial that the office becomes as adaptable and mobile as the workforce buy cialis generic online cheap
m on a restriction that means IГў buying priligy online