Home / Arrimaha Bulshada / Kaalinta Dhallinyarada ee dib u dhiska dalka, Daawo

Kaalinta Dhallinyarada ee dib u dhiska dalka, Daawo

Dhallinyarada Soomaaliyeed waxaa lagu sheegaa in ay 75% ka yihiin Dadka Soomaalida ee xilligan nool,haddana waxaa xusid mudan in aysan kaalin muuqata ku lahayn mas’uuliyadda dalka.

Haddaba kaalin intee la eg ayey dhallinyaradu ku yeelan karaan dib u dhiska dalka?.

ka daawo halka:

https://www.facebook.com/RadioHimilo.so/videos/266504035851169

About Himilo Radio

error: Copy lama Ogola Fadlan