Home / Habka-Nolosha / Kadib qiimaha Morata, maxaa iska badalay liiska laacibiinta ugu qaalisan dunida?

Kadib qiimaha Morata, maxaa iska badalay liiska laacibiinta ugu qaalisan dunida?

Muqdisho – Laacibkan heerka caalami ayaa ka dhaqaaqay Spain isga oo u jiheystay Engilsh-ka iyo kooxda ka dhisan caasimadda UK ee Chelsea.

Morata 80 Million oo lacagta Yurub ayuu ugu wareegay kooxda difaacanaysa horyaalka EPL-ka ee Blues-ka – isaga oo sidaas ku noqday xiddiga ugu qaalisan ciyaartoyda Spain.

Haddaba Morata hadii uu noqday laacibka ugu qaalisan ciyaartoyda Spain, halkee ayuu kaga jiraa ciyaartoyada ugu qaalisan kubadda cagta, maxaase iska badalay liiskii ciyaartoyda  kahor inta uusan ku biirin Chalsea?!

Liiska hoos ka aqriso.

1- Paul Pogba, 2016. Juventus to Manchester United – 105m euros.

2- Cristiano Ronaldo, 2009. Manchester United to Real Madrid – 96m euros.

3-Gareth Bale, 2013. Tottenham to Real Madrid – 91m euros.

4-Gonzalo Higuain, 2016. Napoli to Juventus – 90m euros.

5-Neymar, 2013. Santos to Barcelona – 85m euros.

6-Romelu Lukaku, 2017. Everton to Manchester United – 85m euros.

7-Luis Suarez, 2014. Liverpool to Barcelona – 81m euros.

8-Alvaro Morata, 2017. Real Madrid to Chelsea – 80m euros.

9-Ángel Di Maria, 2014. Real Madrid to Manchester United 75m euros.

10-Zinedine Zidane, 2001. Juventus to Real Madrid – 75m euros.

11-James Rodriguez, 2014. Monaco to Real Madrid – 75m euros.

12-Kevin de Bruyne, 2015. Wolfsburg to Manchester City – 74m euros.

13-Zlatan Ibrahimovic, 2009. Inter to Barcelona – 69.5m euros.

14-Raheem Sterling, 2015. Liverpool to Manchester City – 68m euros.

15-Kaka, 2008. Milan to Real Madrid – 65m euros.

Qore: Abdiaziz Aadan Urur.

About radio himilo

Leave a Reply

Your email address will not be published.

error: Copy lama Ogola Fadlan