Home / Arrimaha Bulshada / Kalkaalisada Cuntada karisa,Daawo

Kalkaalisada Cuntada karisa,Daawo

Anisa Khaalid Cabdi; waxaa ay cilmiga Caafimaadka ka heysataa shahaaddada 1aad ee Kalkaalisanimada waxaase ay ku shaqeysaa shaqo taas ka duwan.

Waxaa ay leedahay goob ay ku sameyso cuntooyinka fudud, waxaa ay sheegtay in ay ka hesho cuntooyinkan sidaas darteedna ay u tahay xirfad dheeraad ah.

Iyada oo aan ku shaqeyn cilmigii ay ka baratay Jaamacadda ayey nolosheeda ka maareysaa shaqadan u gaarka ah.

Halkan ka daawo.

https://www.facebook.com/RadioHimilo.so/videos/952719812621601/

About Himilo Radio

error: Copy lama Ogola Fadlan