Home / Habka-Nolosha / Kooxaha Arsenal iyo Chelsea oo isku heysta Xiddig Muhiim ah

Kooxaha Arsenal iyo Chelsea oo isku heysta Xiddig Muhiim ah

Muqdisho – Kooxaha Arsenal iyo Chelsea ayaa xiriir la sameeyay wakiilka laacibka la yiraahdo Richarlison ka hor inta uusan heshiis u saxiixin kooxdiisa Watford.

Richarlison ayaa u dhaliyey shan gool oo Premier League ah Watford tan iyo markii uu u soo wareegay Vicarage Road isagoo heshiis 11.2 milyan oo ginni uga soo biiray kooxda Fluminense xagaagii lasoo dhaafay.

20 jirkaan ayaa qaab ciyaareed cajiib ah soo bandhigay, taasoo keentay in naadiyada kooxdan ay wada xafiiltamaan ee Chelsea iyo Arsenal ay xiiso u u muujiyaan.

Labadan kooxood ee waa weyn ayaa ku dhibaatooyan gool la’aan dhanka horyaalka ah, mid waliba ayaana raadineysa isbaddel muuqda.

 

About radio himilo

Leave a Reply

Your email address will not be published.

error: Copy lama Ogola Fadlan