Kooxaha Inter iyo MK Dons Oo Xilal La Doonaya Steven Gerrard Iyo Go’aanka uu qaadan doono Xidiga Oo Isha Lagu Hayo.

Kabtan (G), kabtan kii hore ee kooxda Liverpool  Steven Gerrard ayaa la aamin san yahay in uu iska diiidi doono shaqada taba baranimo ee kooxda MK Dons.

images
http://radiohimilo.so/

 

Laacibkan waqtigiisa ugu badan ku soo qaatay Liverpool  ayaa ka baaraan dagaya halkii uu qaban lahaa ka ddib markii uu ka tagay Los Angeles Galaxy. Waxaana lala xiriirnayaa MK Dons oo tababare  ahaan udoonaysa sidaas oo kale waxaa wada doonya Liverpool, iyo Inter .

Jariiradda ESPN ayaa qortay in uu iska diidi doono dalabka MK Dons.

Xidigaan ciyaaraha badan u matalay xulka  England ayaa sidoo kale lala doonayaa dowr tabbbarenimo oo kooxda Liverpool ah halka Inter ay dooneyso in uu ciyaaryahan ahaan ugu soo wareego.

Hase ahaatee, wali waxaa laga dhur sugi doona halka uu go’aansado laacibkan waayo araga ah ee  Steven Gerrard.

Hot this week

Ogow 10 xiddig oo soo maray academy-ga Man Utd oo wanagsanaaday markii ay ka tageen Old Trafford

Himilo – Manchester United waa mid ka mid ah...

What direction to go When You Obtain a Mail Order Bride?

You may have under no circumstances heard of...

Ciidamada Iiraan oo ballanqaaday difaaca danaha qaranka, kaddib taageerada Mareykanka ee dibadbaxayaasha

Himilo - Ciidamada Jamhuuriyadda Islaamiga ah ee Iiraan ayaa...

Muxuu u jareynayaa qofka marka uu baqo?

Himilo - Natiijadda daraasad cilmiyeed oo ay sameeyeen baarayaal katirsan...

Mareykanka oo hakiyay gargaarkii uu siin jiray Soomaaliya kaddib eedeyn la xiriirta dhaca gargaar cunto

Himilo - Dowladda Mareykanka ayaa hakisay dhammaan gargaarkii ay...

Related Articles

Popular Categories

error: Copy lama Ogola Fadlan