Kooxaha kubadda koleyga Horseed iyo Dekedda oo wada dheelaya

Kooxaha kubadda koleyga Horseed iyo Heegan ayaa dheelaya kulankii 44aad ee horyaalka heerka koowaad ee kubadda koleyga xagaagan.

Waa kulankii ugu danbeeyay oo labada kooxood ay dheelaan qeybta hore ee horyaalka oo kulan kale uun uu ka harsan yahay.

Dekedda ayaa iminka fadhisa booska saddexaad ee kala sareynta horyaalka kubadda koleyga halka dhigeeda Hoseed ay iyana fadhiso booska 4aad.

Labada kooxood ayaa guul mid waliba ay ku hamineysaa, kooxdii badisaa ayaana qeybta labaad ee horyaalka gaari doonta iyadoo booska saddexaad fadhisa, waana sababta dhadhanka u yeeleysa kulankan.

Gegada Wiish ayayna labada kooxood ku wada dheeli doonaan galabta saacadda magaalada Muqdisho marka ay tahay 4:00pm.

Hot this week

Ogow 10 xiddig oo soo maray academy-ga Man Utd oo wanagsanaaday markii ay ka tageen Old Trafford

Himilo – Manchester United waa mid ka mid ah...

What direction to go When You Obtain a Mail Order Bride?

You may have under no circumstances heard of...

Ciidamada Iiraan oo ballanqaaday difaaca danaha qaranka, kaddib taageerada Mareykanka ee dibadbaxayaasha

Himilo - Ciidamada Jamhuuriyadda Islaamiga ah ee Iiraan ayaa...

Muxuu u jareynayaa qofka marka uu baqo?

Himilo - Natiijadda daraasad cilmiyeed oo ay sameeyeen baarayaal katirsan...

Mareykanka oo hakiyay gargaarkii uu siin jiray Soomaaliya kaddib eedeyn la xiriirta dhaca gargaar cunto

Himilo - Dowladda Mareykanka ayaa hakisay dhammaan gargaarkii ay...

Related Articles

Popular Categories

error: Copy lama Ogola Fadlan