Kooxda Barcelona ayaa waxaa la sheegayaa iney dooneyso in heshiis ay la saxiixato xiddiga starlet Andreas Christensen,sidaa waxaa laga soo xigtay Majaladda The Sun.
Dafacan Dhexe ayaan hadda Amaah ahaan ugu maqan Borussia Monchengladbach,waxa uuna dheelay kulamo uu kaga hor yimid Barca Xilli Ciyaareedkan Champions League.
inkastoo ciyaaryahankan uusan wali wax hormar ah ku gaarin Naadiga Chelsea,balse kooxda heysata horyaalka Spain ayaa hadda isha ku haysan ciyaaryahankan.
Warar hoose ayaa waxa ay caddeynayaan in xiddigan la damacsan yahay in lagu bedelo Gerard Pique laguna bixiyo lacag dhan £20 million.