Home / Habka-Nolosha / Kulanka lawada sugayo ee Barcelona iyo Sporting Gijon

Kulanka lawada sugayo ee Barcelona iyo Sporting Gijon

Muqdisho – Barcelona ayaa ku soo laabtay garoomada Primera Division  habeenkan  Arbacadaah kulan ay gurigeeda Camp Nou ku qaabilayaan Kooxda dhibtoonysa ee  Sporting Gijon  .

Luis Enrique ayaa xaqiijisatay Kulankii adkaa oo huul  dirqi ah oo  2-1 kaga badiyeen Atletico Madrid Axadii  oo ku sii haysay in  keliya hal dhibic ka danbeeyaan Real Madrid oo hogaanka kaga heysa ka dib markii Los Blancos ay la timid  isla habeenkaas kuu markii ay  ku garaacday Villarreal 3-2.

Kooxda Zinedine Zidane ayaa weli hal kulan u baaqi ah , laakiin Barca ayaa  guuri karta booska 1aad waa hadii ay  guul ka garaan Kooxda  Sporting, iyadoo Real ay ku qasbanaan doonto in ay  tallaabo u qaadaan marka ay  gurigooda ku casuumaan  Las Palmas.

Dhaawacyada Barcelona 

Aleix Vidal ayaa garoomada inta ka dhiman xilli ciyaareedkan  ka maqnanaya ka dib dhaawac canqowga  oo soo gaaray kulankii ugu dambeeyey ee Alaves iyo Barcelona.

Javier Mascherano iyo Arda Turan ayaa la heli karaa mar kale ka dib markii uu dhaawac  soo gaaray  labada ciyaar yahan ayaa ciyaari  doono kulanka Sporting.

Barcelona hakinta 

Tababaraha Barcelona Luis Enrique ayaa heysta koox taam ah  uu ka soo xusho Shaxdiisa  marka laga reebo xidiga mudada dheer kaga maqan dhaawaca ee  Vidal , kooxda Catalan ayaan lahayn ciyaartoyda kaga maqan ganaax kulankan.

Si kastaba ha ahaatee, Gerard Pique ayaa  kaliya hal jaale u jira oo ka soo gaaro ganaax hal kulan.

Jorge Mere kaliya ayaa ganaax ku maqan ka dib markii uu casaan qaatay kulankii ay 1-1ka garoonkooda  kula galeen Celta Vigo isbuucaan, laakiin Rubi ayaan qabin wax dhaawac cusub ah ka hor safarka ay ku tagayaan Camp Nou.

Xaqiiqada kulankaan.

Barcelona ayaa dhalisay 145 gool 44 kulan ee ugu danbeysay ee La Liga ee Camp Nou ku ciyaartay , celcelis ahaan kulankiiba 3,29. kooxda kaliya ee shabaqeeda gool ka ilaashatay ee garoonka Camp Nou ee mudadaas  ayaa ahaayeen  Malaga (labo jeer).

Sporting ayaa badisay kaliya hal kulan 42 kulan oo ay booqatay Camp Nou  La Liga – 4-0 bishii Febraayo 1987. Asturians ayaa barbaro galay  afar ka mid ah kuwaa 37 jeer waa laga badiyay ee u  safarto Barcelona Primera Division.

Luis Enrique ayaa ahaa ciyaaryahankii ugu danbeeyay ee Sporting  ee ka  dhaliyo Gool Barcelona labadii kulan ee La Liga  hal xilli ciyaareed waana  (1990-91).

Lionel Messi ayaa kasbaday dhibcaha  ugu badan ee  kooxda oo  ka badan ciyaaryahan kale oo La Liga (12 dhibcood, iyadoo 20 gool uu un dhaliyay ) xilli ciyaareedkan.

Kulanka: Barcelona v Sporting Gijon

Garoonka: Camp Nou

Waqtiga: 9:30pm Saacada Geeska Afrika

 

About radio himilo

Leave a Reply

Your email address will not be published.

error: Copy lama Ogola Fadlan