Muqdisho – Ciyaartoy badan waxa ay caan ku yihiin naaneystooda waxaana qarsoomay magacooda dhabta ah, laacibiin badan oo caan ah ayaa lumiyay magacooda isla markaana qaatay magaca ay funaadda ku qorteen ee aslan ahaa naaneysta.
Liiska xiddigaha magacoodu qarsoomay hlkan ka aqriso.
- Javier Hernandez Balcazar |wuxuu caan ku yahay naaneysta |Chaicharito.
- Xavier Hernandez Creus |wuxuu caan ku yahay naaneysta | Xavi.
- Juan Francisco Torres Belen |wuxuu caan ku yahay naaneysta | Juanfran.
- Robson de Souza |wuxuu caan ku yahay naaneysta | Robinho.
- Alexandre Rodrigues da Silva|wuxuu caan ku yahay naaneysta | Pato
- Fernando Luiz Roza|wuxuu caan ku yahay naaneysta | Farnandinho.
- Francisco Roman Alarcon Suarez|wuxuu caan ku yahay naaneysta | Isco.
- Fabio Henrique Tavares|wuxuu caan ku yahay naaneysta |Fabinho.
- Gabriel Fernandez Arenas |wuxuu caan ku yahay naaneysta | Gabi.
- Luis Carlos Almeida da Cunha|wuxuu caan ku yahay naaneysta | Nani.
- Ricardo Izecson dos Santos Leite|wuxuu caan ku yahay naaneysta | Kaka.
- Marcos Aoas Correa |wuxuu caan ku yahay naaneysta | Marquinhos.
- Edson Arantes do Nascimento|wuxuu caan ku yahay naaneysta | Pale.
- Givanildo Vieira de Sousa |wuxuu caan ku yahay naaneysta | Hulk.
- Manuel Agudo Duran|wuxuu caan ku yahay naaneysta | Nolito.
- Jorge Resurreccion Merodio |wuxuu caan ku yahay naaneysta |Koke.
- Kepler Laveran Lima Ferreira|wuxuu caan ku yahay naaneysta | Pepe.
- Anderson Luis de Souza |wuxuu caan ku yahay naaneysta | Deco.
- Nelson de Jesus Silva |wuxuu caan ku yahay naaneysta |Dida.
- Marcos Evangelista de Morais |wuxuu caan ku yahay naaneysta | Cafu.
- Gervais Lombe Yao Kouassi |wuxuu caan ku yahay naaneysta | Gervinho.
- Wergiton do Rosario Calmon|wuxuu caan ku yahay naaneysta | Somalia.
Qore: Abdiaziz Adan Urur.