Muqdisho – Koobka Adduunka waa dhacdo caalami ah oo isku keenta ciyaartoyda caalamka taas oo afartii sanaba mar la qabto.
Loolanka loo galayo xaqiijinta kamid noqosho ee dhacdadan caalamiga ah awgeed, ciyaartoy badan ayaan helin fursadda ay kaga qeyb noqdaan.
Sida Robben, Sanchez ayaa sanadka soo socda iska qaadan doona fasax nasiino marka xulalku ay ku tartamayaan koobka adduunka maadaama xulkiisu uu isaga haray loolanka.
Laacibiinta kale oo aan fursadda helin waxaa ku jira Aubameyang, Gareth Bale, Eden Dzeko, Riyad Mehrez iyo ciyaartoy kale kuwaas oo xulkooda u suura-gelin inay usoo baxaan.