Afka Soomaaliga waxaa lagu tiriyaa afafka ugu hodansan dhanka erey bixinta balse ma uusan helin horumarintii uu mudnaan marka loo eego aragtida aqoonyahannada daneeyay.
Prof Cabdalla Cumar Mansuur, ayaa sheegay in afsoomaaliga uu ka heer sarreero afka Ingiriiska oo helay dawladda weyn oo dunida si weyn ugu faafisay.
Hoos ka daawo