Man United oo u lacag uruursaneysa Jadon Sancho

Himilo – Manchester United ayaa dadaal ku bixineysa in ay lacag macquulgal ah u diyaariso c

Manchester United ayaa diidan inay bixiso £110m oo ah dalabka lacageed ee cayaaryahanka kooxda Borussia Dortmund Jadon Sancho.

Sancho ayaa si weyn loola xiriiriyay Man United oo ku qasban inay oggolaato lacag badan kaddib markii ay u soo gudubtay Champions League.

Si kasta, sida laga soo xigtay Duncan Castles of The Transfer Window Podcast, Dortmund ayaa ku dooneysa £100m cayaaryahanka 20 jirka ah.

Sancho ayaa hadda heysta qandaraas labo sanno ah taasi oo dhigeysa Dortmund boos ay ku qiimeynayso mustaqbalka cayaaryahanka. ayaaryahanka Borussia Dortmund Jadon Sancho.

error: Copy lama Ogola Fadlan