Home / Habka-Nolosha / Man Utd oo Real Madrid kula tartameysa doonista xiddiga Chelsea, Eden Hazard.

Man Utd oo Real Madrid kula tartameysa doonista xiddiga Chelsea, Eden Hazard.

Muqdisho – Manchester United ayaa isku diyaarineysa in ay kooxda Real Madridkula tartanto xiddiga ugu muhiimsan kooxda Chelsea ee Eden Hazard, sida ay warineyso  the Sun.

Hazard iyo macalinka kooxda United-ka Jose Mourinho ayaa horay uga soo wada sheqeeyey Chelsea, waxeyna si wada jir ah ku guuleysteen Premier League sanadkii 2014-15.

Wargeyssyada ayaa sheegaya in  United ay bixin doonto £90million si ay u helaan adeega laacibkan.

Rael Madrid ayaa xiise dhab ah u qabta laacibkan reer Belgium waxeyna dooneysaa in ay ka dhigato baddelka mustaqbalka dheer ee CR7.

Qore: Abdiaziz Adan Urur.

About radio himilo

Leave a Reply

Your email address will not be published.

error: Copy lama Ogola Fadlan