Home / Habka-Nolosha / Manchester United Oo Guul Hanatay Iyo Pogba Oo Goolkii Koobaad U Dhaliyey Kooxda

Manchester United Oo Guul Hanatay Iyo Pogba Oo Goolkii Koobaad U Dhaliyey Kooxda

Ciyaartii maanta dhex martay kooxda Manchester iyo Leicester City ayaa waxa ay ku dhamaatay 4-1 waxaana guusha ay raacday naadiya Manchester United.

hd-chris-smalling-manchester-united_1aumw6gvaey5v1ft6gl44ntwq8

http://radiohimilo.so

Ciyaaryahanka Paul Pogba ayaa waxa uu soo bandhigay ciyaar ay aad u amaaneen dadkii daawanayay waxa uuna dhaliyay Goolka Afraad.

Gool  seddexaad waxaa Manchester united u dhaliyay ciyaaryahanka Marcus Rashford goolka labaad waxaa dhaliyay Juan Mata midka koobaad Chris Smalling ayaa shabaqa ku hubsaday.

Afarta Gool ee ay dhalisay Kooxda Manchester United waxaa kala caawiyay ciyaaryahanada Daley Blind labo jeer, Jesse Lingard, iyo Juan Mata.

hd-paul-pogba_1rs10nu19ysi61nm66fe26pp1g

http://radiohimilo.so

Wayne Rooney Kabtanka kooxda Manchester ayaa waxaa la arkayay isagoo dhoola caddeynaya markii ciyaarta ay dhamaad ku dhaweyd.

“Pogba ayaa waxa uu ku kaftamay inuu rajeynayo in goolkiisan koobaad ee manchester in uusan ahaan doonin midkiisa ugu dambeeya,”.

Kooxda Leicester City ayaa waxa ay dhankeeda soo bandhigtay ciyaar wanaagsan balse waxaa u suurta gashay oo kaliya in 1 gool ay dhaliyaan.

hd-wayne-rooney_1n3r95yd2vd6t1cduvp0f6ssud

http://radiohimilo.so

Waxaana Goolkaa Kooxda u dhaliyey ciyaaryahanka Demarai Gray waxaana caawiyay xiddiga Daniel Amartey, Robert Huth iyo Danny Simpson waxaa la siiyay Jaale.

Daawo Shaxdii Labada Koox:

radio-himilo

http://radiohimilo.so

Daawo Waxyaabaha Laga Calaamadeeyey Ciyaarta:-

capture1

http://radiohimilo.so

About radio himilo

error: Copy lama Ogola Fadlan