Maqaayadda u gaarka ah Haweenka, daawo

Muqdisho ayaa laga hirgeliyay Maqaayad u gaar ah Haweenka taas oo sameysa cuntooyinka ay jecelyihiin Haweenku.

Maqaayadda ayaa waxaa inta badan lagu sameeyaa cuntooyinka fudud eel eh dhadhanka dhanaanka sida ay sheegeen howlwadeennada.

Adeegyada ay Haweenka halkan ka helaan waxaa ka mid ah Sambuuska, Leefleefowga,Macsharada, Bijiyaha iyo noocyada kale ee cuntooyinka fudud.

Ambiya Isaaq oo ka mid ah howlwadeennada Maqaayadda ayaa sheegtay in macaamiishooda ay u badanyihiin Haweenka ayna uga yimaadaan meelo ka fog xarunta Maqaayadda.

Halkan ka daawo:

https://www.facebook.com/RadioHimilo.so/videos/966479161073799/

 

error: Copy lama Ogola Fadlan