Hawlaha baahineed ee idaacadda himilo, waxaa gadda hore kaga jira barnaamijyo diini ah kuwaas oo isugu jira Fiqi, Xadiith, Siiro, Tafsiirka Qur’aanka Kariimka, iyo mawaadiic kale oo aan danta dadweynaha u aragno .
Dhammaan qeybahaas waxaan bilownay inaan galino webka/bogga idaacadda si ay u gaaraan ama uga faa’iideystaan muwaadiniinta soomaaliyeed ee dal iyo dibedba jooga intooda u fursad hela iney boggeena booqdaan.
Tafsiirka qur’aanka ayey qeybtan gaar u tahay waxaa tafsiirkan duubay alle ha ka abaal mariyee Dr Sheekh Axmed Sheekh Xasan Sheekh Qudubi oo ka mid ah culimada soomaaliyeed ee caanka ah.
Maqal Casharka 8aad