Home / Habka-Nolosha / Marquinhos: “Waxaan 100% ahay Parisien.”

Marquinhos: “Waxaan 100% ahay Parisien.”

Muqdisho – Marquinhos ayaa sheegay in 100% uu ku nagaan doono Paris Saint-Germain xagaaga soo socda – halka Marco Verratti uu isna dhankiisa ku celiyay marar badan joogitaan naadiga.

Daafaca PSG, Marquinhos, oo 23-jir ah, ayaa lagu soo waramay inuu bartilmaameed u yahay kooxaha Barcelona iyo Manchester United.

Si kastaba, laacibka xulka Qaranka Brazil, ayaa sheegay inuu kusii nagaan doono naadiga kadib markii ay Saint-Etienne kaga adkaadeen 5-0.

“Mustaqbalkayga? Waxaan joogi doonaa xagaag soo socda si aan dib ugu guuleysto horyaalnimada Lig 1.” ayuu u sheegay Canal+. “Waxaan 100% ahay Parisien.

 

About radio himilo

error: Copy lama Ogola Fadlan