Matthaus: “Sanchez waa saxiix Bayern Munich ku fiicnaan lahaa.”

Muqdisho – Lothar Matthaus ayaa rumeysan in weeraryahanka naadiga Arsenal, Alexis Sanchez uu dheeraad u noqon karo kooxda Bayern Munich haddii uu kusoo biiro.

Heshiiska Arsenal uu kula joogo Sanchez ayaa ku eg bisha June 2018-ka. Waxaana hakad ku jira heshiis kordhin ay ka wada xaajoodaan labada dhinac kahor inta uusan idlaan xagaagan.

Arsen Wenger ayaa ku niyadsan in Alexis Sanchez uu ku nagaanayo gegida Emirates, hayeeshe kooxo waaweyn sida Chelsea iyo Bayern Munich ayaa aad u doonaya 28-jirkan.

Goal ayaa fahamsan in Manchester City ay bartilmaameed ka dhigatay Sanchez iyo daafaca kooxda Juventus, Leonardo Bonucci.

“Sanchez waa laacib weyn; inuu saxiix la galo Bayern Munich-na aad bay u fiican tahay,” ayuu Matthaus u sheegay AZ. “Kaalinta ama faa’iidada uu leeyahay laacibkan, waa inuu ka ciyaari karo dhinac kasta oo looga baahdo.”

 

Hot this week

Ogow 10 xiddig oo soo maray academy-ga Man Utd oo wanagsanaaday markii ay ka tageen Old Trafford

Himilo – Manchester United waa mid ka mid ah...

What direction to go When You Obtain a Mail Order Bride?

You may have under no circumstances heard of...

Ciidamada Iiraan oo ballanqaaday difaaca danaha qaranka, kaddib taageerada Mareykanka ee dibadbaxayaasha

Himilo - Ciidamada Jamhuuriyadda Islaamiga ah ee Iiraan ayaa...

Muxuu u jareynayaa qofka marka uu baqo?

Himilo - Natiijadda daraasad cilmiyeed oo ay sameeyeen baarayaal katirsan...

Mareykanka oo hakiyay gargaarkii uu siin jiray Soomaaliya kaddib eedeyn la xiriirta dhaca gargaar cunto

Himilo - Dowladda Mareykanka ayaa hakisay dhammaan gargaarkii ay...

Related Articles

Popular Categories

error: Copy lama Ogola Fadlan