Soomaaliya Waxay Kamitahay Wadamada Alle uu Ku Maneystay Qayraad Farabadan oo waxtar u leh bulshada, baddeena waxaa laga helaa qeyraad aad u farabadan oo aan lasoo koobin karin waxaana kamid ah Qubada oo ah noole kunol badda taas oo siyabo kaladuwan looga faaideesto.
Cilmi baaris cusub oo ay dhawaan seemeyen arday barata cilmiga baddaha ayay darasadooda ku shegeen in xalufinta lagu wado qubada ay sameen weyn ku leedahay degaan badeedka.
Sameenta cilmi baarisyada ku saabsan cilmiga badaha ayaa ah mid bulshada u bidhaaminaysa muhimada iyo waxtarka uu leeyahay qeyraadka uu alle ku maneestay badda, waxaase jirta in bulshada qaar aysan ku baraarugsaneen arintaasi.
Xaawo Nuur oo kamid ah wariyaasha Himilo ayaa la kulantay ardada sameysay cilmi baaristan waxayna ka diyaarisan warbixintan.
Halkan ka daawo
https://www.facebook.com/RadioHimilo.so/videos/758414602592200