Hagaag, afafka dunida ka jira waxa ay leeyihiin hadallo sarbeeb ah ama maldahan oo labada qof ee dooneysa in ay ku wadahadlaan afkooda iyada oo qof kale uu la joogo kaas oo aysan dooneyn in uu fahmo.
Waxaa kale oo jira in hadallada maldahan ay adeegsadaan Ciidamada, bulshada Soomaalida ah inkasta oo Afka qeyb ka gaartay dhibaatada dalka ka jirtay burburkii haddana sarbeebtu wali waxaa ay leedahay jiritaan muuqda,waxaana ku soo kordhay ereyo cusub oo aanay inta badan garin Karin dadkii hore, Warbixinta waxaa ku eegeysa Sacdiya Nuur.