Home / Habka-Nolosha / Monaco oo xalay City ku reebtay wareegga 16aad ee UCL

Monaco oo xalay City ku reebtay wareegga 16aad ee UCL

Muqdisho – Manchester City waxay u muuqatay lugtii hore ee shanta gool ay ka dhaliyeen naadiga Monaco inay usoo bixi doonaan wareegga sideedda. Hayeeshe xalay ayay riyadaas dhimatay kadib markii laacibiinta kooxda martida loo ahaa ee Kylian Mbappe, Fabinho iyo Tiemoue Bakayoko ay 3-1 ku shubeen kooxda Egland ee City.

Macalin Pep Guardiola ayaa markii ugu horreysay shaqadiisa City ku haray wareegga 16aad ee Champion League – natiijo uusan in badan fileyn.

Isku darka goolasha ay iska dhaliyeen oo 6-6 ka dhigan labada kulanba, waxay Monaco siisay goolka dheeriga ee ay kusoo dhalisay Etihad inay kusoo baxdo.

 

About radio himilo

Leave a Reply

Your email address will not be published.

error: Copy lama Ogola Fadlan