Home / Dalka / Muxuu Dastuurka KMG ah ka qabaa xorriyadda qofka?, dhegeysi

Muxuu Dastuurka KMG ah ka qabaa xorriyadda qofka?, dhegeysi

Dastuurka soomaaliya wuxuu muwaadiniinta ku dhaqan dhulka jamhuuriyada soomaaliya siinayaa xuquuq ama xorriyad buuxda oo uu ugu noolaanayo dalkiisa, sida uu raba uu gu dhaq dhaqaaqi karo uguna ganacsan karo.

Taas oo ay jirto hadana muwaadiniita soomaaliyeed ayaa ka cowda xadgudubyada ka dhanka  xorriyada noloshooda, waxaana adag in qofka soomaaliga ee jooga gudaha dalka uu si xor agaratidiisa u cabiro, si xor ahna ugu socdaalo gudaha dalka, waxaana tan ay ka dhalatay dagaaladii dalka ka dhacay iyo hardanka iyo isjiid-jiidka mudada dheeraaday ee haatan taagan.

Hdaba waa maxay xorriyadda uu dastuurku siinayo qofka muwadinka ah,maxaa ka dhalan kara haddii la waayo xorriyadda qofka? Su’aalahaa iyo kuwa kale ayaan hordhignay ustaad ca\weli  waraysi dheer oo aan kaga hadlayno xorriyda qofka marka loo eego dastuurka soomaaliya ayaana qaybtiisa koowaad idin soo gudbinaynaa.

About Himilo Radio

error: Copy lama Ogola Fadlan