Home / Habka-Nolosha / Neville: “City ma ahan koox weyn.”

Neville: “City ma ahan koox weyn.”

Muqdisho – Manchester City lalama simi karo Manchester United iyo Chelsea markii ay ku jireen gacanta Sir Alex Ferguson iyo Jose Mourinho, sida uu yiri Gary Naville.

Pep Guardiola ayaa dhigay rikoor cusub oo ah inuu 14 dhibcood oo nadiif ah ku hoggaamiyay horyaalka waqtiga la joogo ciidda Kirismaska.

Man City ayaa ilaa hadda heysata rikoor aan laga badin kulamadii ay wada ciyaartay guud ahaan tartanka.

Neville ayaa rumeysan inay qaadaneyso muddo dheer in la isku xaqiiqsado tayada ugu sarreysa oo mudan in laguugu qiimeeyo.

Daaficii hore ee United-ka, wuxuu u sheegay Sky Sports u: “Mala simi karo City naadiyada United iyo Chelsea. Marka ay ku guuleystaan koobka, waan libin weyn. Waadse inaad marar kale sidaas oo kale ugu guuleysataa.”

 

About radio himilo

error: Copy lama Ogola Fadlan