Home / Habka-Nolosha / Newcastle oo loolanka loogu jiro David Luis kusoo biirtay.

Newcastle oo loolanka loogu jiro David Luis kusoo biirtay.

Muqdisho – Newcastle United ayaa kusoo biirtay loolanka loogu jiro xiisaha daafaca Chelsea, David Luis, marka loo eego  London Evening Standard .

Xiddiga Qaranka Brazil ayaan mudnaan muuqata ka helin gegida Stamford Bridge ee Blues-ka xagaagan, waxaana lala xiriirinayaa kooxaha Arsenal, Real Madrid iyo Juventus.

Macalinka Newscastle, Rafa Benitez ayaa ku niyadsan inuu eryan karo daafaca danbe ee Chelsea kasii dhamaanaya kaas oo laga yaabo inuu qaab amaah ah kaga tegi karo naadiga.

 

About radio himilo

Leave a Reply

Your email address will not be published.

error: Copy lama Ogola Fadlan