Home / Haweenka / Nolosha Haweenka farsameeya Cawda,warbixin dhegeysi

Nolosha Haweenka farsameeya Cawda,warbixin dhegeysi

Haweenku waxaa ay mar walba laf dhabar u yihiin nolosha qoyska, kumana sii jiraan Qoysaska Danyarta ah.

Tiro Haween ah ayaa waxaa ay nolol maalmeedka reerahooda ka sameeyaan agabyada lagu adeegsado Guryaha ee laga sameeyo Cawda.

Waxaa ay la kulmaan suuq xumo oo mararka qaar waxaa ay waayaan cid ka iibsata, marka ay soo raadinayaan helintaanka agabka laga sameeyo ayey sidoo kale lakulmaan dhibaatooyin amni. Hanaa Maxamed Maxamud.

About Himilo Radio

error: Copy lama Ogola Fadlan