Home / Macluumaad / Ogow 25-ka dal ee leh aqlabiyad Muslimiin ah

Ogow 25-ka dal ee leh aqlabiyad Muslimiin ah

Himilo – Muslimiintu waxay ku jiraan booska labaad ee qoyska ugu ballaaran dunida kaddib diinta Masiixiga. Waxaa lagu sheegaa inay dhan yihiin 1.8 bilyan.

Islaamku sidoo kale waa diinta ugu faafista badan adduunka, sida lagu sheegay cilmi-baarista ay sameysay Pew Research Center.

Iyada oo soo xiganaysa Buugga Xaqiiqooyinka ee CIA-da, Fogaan-aragga CBN News ayaa soo tixay dalalka ugu badan – aqlabiyad ahaan – dunida oo dhan ku kala yaalla kuwaas oo ay ku badan yihiin Muslimiintu.

Dalalka ayaa ah 95% kuwa Muslimiin ah. Xusuusin gaar ah waxaa mudan in inta ugu badan ay yihiin 98-99%, marka laga reebo Maldives oo lagu sheegay 100%. 95% waxay leeyihiin aqlabiyad Muslim Sunni ah marka laga reebo Iiraan oo Shiicadu ku badan tahay iyo Ciraaq oo ay ugu wada badan yihiin si isla’eg.

Halkan hoose haddaba ka aqriso.

1) Saudi Arabia.

2) Pakistan.

3) Turkiga.

4) Suudaan.

5) al-Jeeriya.

6) Soomaaliya.

7) Kosovo.

8) Mali.

9) Senegal.

10) Tunisia.

11) Morooko.

12) Iiraan.

13) Ciraaq.

14) Afghanistan.

15) Mauritania.

16) Jordan.

17) Gambia.

18) Uzbekistan.

19) Libya.

20) Tajikistan.

21) Azerbaijan.

22) Djibouti.

23) Niger.

24) Yemen.

25) Maldives.

About Mahad Mohamed

Leave a Reply

Your email address will not be published.

error: Copy lama Ogola Fadlan