Himilo-Milkiilaha orgiga ugu qaalisan Australia ayaa ku sifeeyay orgagiisa in uu “leeyahay owood xad dhaaf ah”
Waxaa lagu kala iibsaday aduun dhan $21,000 taas oo ka dhigan in uu yahay orgagii ugu qaalisanaa dunida, sida warbixinta lagu cadeeye.
Andrew Mosely oo ah milkiilaha iska iibinaye orgagi waxa uu sheegay in uusan qiyaaseyn lacag intaa la’eg in uu u goyn doono.
Horay waxaa u heystay diiwaanka orgaga ugu qaalisan dunid Brock oo isla Mosely iska iibiye, markii uu ka bixiye lacag dhan $9,000.
Mosely oo ah ninka ugu caansan xoola dhaqatada dalka Australia waxa uu ku noolyahay Magaalada Cobar ee galbeedka New South Wales.