Muqdisho – Laacibka xulka qaranka Faransiiska iyo naadiga Man United, Paul Pogba ayaa seegi doona kulanka horyaalka PL oo kooxdiisu ay la kulmi doonto naadiga Manchester City – xilli mas’uuliyiinta naadigu ay go’aansadeen inaysan racfaan ka qaadan calaamaddii loo taagay kulankii ay Arsenal la dheeleen.
Kadib dhalinta laba gool, 24 jirkan waxaa laga saaray ciyaartii adkeyd oo Gunners-ka ay 3-1 kaga badiyeen kadib markii uu qalad ku galay Hectar Bellarini qeybtii labaad ee kulanka.
Jose Mourinho ayaa doonaya inuu soo dhimo faqriga 8 dhibcood ah oo kooxda hoggaanka ku heysa guul-darro la’aanta ay ka sarreyso marka ay ku kulmaan gegida Old Trafford.
Wararka ka imaanaya UK ayaa sheegaya in kooxdu ay aqbashay in la’aanta Pogba ay wajahdo naadiga City.
Pogba ayaa sidoo kale seegi doona kulamada kooxdu ay la yeelan doonto kooxaha Bournemouth iyo West Brom.
Established in the year 2014 at Pune Maharastra, We Ansh Enterprises is Private Limited Company based firm Exporter and Wholesale and Trader of Chemotherapy Drug, Cancer Drug, Anticancer Injection, Pharmaceutical Injection etc offers a variety of therapies that can provide a meaningful benefit to people s lives priligy equivalent Institute of Orthopaedics and Musculoskeletal Science, University College London, London, UK
Treat the first and expect the second to improve better business bureau online pharmacy priligy