Home / Cayaaro / PSG oo si layaab leh ugu dhaqaaqday xiddig katirsan Real Madrid

PSG oo si layaab leh ugu dhaqaaqday xiddig katirsan Real Madrid

Himilo FM – Paris Saint-Germain ayaa lagu soo waramayaa inay u muuqatay mid cusub oo ku aadan saxiixa daafaca biddix ee Real Madrid Marcelo.

Daafaca reer Brazil oo  Bernabeu  joogay muddo 12 sanno ah ayaa la aamisan yahay inuu ku dhawaaday  inuu heshiis la gaaro Juventus horraantii sannadkan. Juve ayaa dooneysa inay dhameystirto heshiiska Marcelo haddii Alex Sandro uu ka tago.

Don Balon ayaa ku warameysa in kooxda Faransiiska ah ay u adeegsaneyso  Neymar iyo Dani Alves si ay usoo xera geliyaan.

Marcelo ayaa dhibaato kala kulmay Bernabeu isagoo noqday dooqa labaad ee Sergio Reguilon.

About Mahad Mohamed

Leave a Reply

Your email address will not be published.

error: Copy lama Ogola Fadlan