Home / Habka-Nolosha / Qiimeynta Ciyaartoyda kooxaha Stoke City iyo Liverpool.

Qiimeynta Ciyaartoyda kooxaha Stoke City iyo Liverpool.

Muqdisho – Mohamed Salah oo bedel ku soo galay ayaa dhaliyay labo gool iyadoo Liverpool ay 3-0 ku garaacday Stoke City ciyar ka dhacday garoonka Bet365 Stadium.

Salah ayaana helay qiimeynta ugu sareysa ciyaarta isagoo loo qiimeyey {8}.

Qiimeynta Ciyaartoyda:

Stoke City: Grant (5), Martins Indi (5), Zouma (5), Shawcross (5), Pieters (4), Fletcher (5), Allen (5), Shaqiri (5), Diouf (4), Crouch (5), Choupo-Moting (5)

Subs: Jese (5), Adam (NA)

Liverpool: Mignolet (6), Gomez (7), Lovren (6), Matip (6), Moreno (6), Can (6), Wijnaldum (7), Oxlade-Chamberlain (6), Firmino (6), Mane (7), Solanke (7)

Subs: Salah (8), Milner (6), Henderson (NA).

About radio himilo

Leave a Reply

Your email address will not be published.

error: Copy lama Ogola Fadlan