Muqdisho-Ka dib markii kooxda Spurs ay labo gool la hormartay qeybtii hore ee kulanka, kooxda ay ku xafiiltamaan London ayaa seddex gool ku dhalisay 15 daqiiqo gudohod qeybtii labaad si ay ugu soo baxaan wareega 8da.
Moussa Sissoko iyo Dele Alli ayaa kala dhigay labada gool ee Tottenham, kanina waxa uu ahaa midki koobaad labo kulan oo Slaven Bilic loo qabtay si uu u badbaadiyo shaqadiisa Hammers.
laakiin Andre Ayew ayaa dhaliyey labada goo lee barbaraha ka hor inta uusan goolka guusha ansixin Angelo Ogbonna .
Qiimeynta Ciyaartooyda labada koox.
Tottenham: Vorm (6), Trippier (6), Foyth (6), Alderweireld (6), Davies (6), Rose (6), Dier (5), Sissoko (6), Alli (7), Son (5), Llorente (4).
Badalada: Dembele (5), Eriksen (5), Nkoudou (5).
West Ham: Adrian (6), Byram (6), Ogbonna (7), Rice (6), Kouyate (6), Cresswell (6), Noble (6), Fernandes (7), Lanzini (7), Ayew (8), Carroll (7).
Badalada Obiang (6), Arnautovic (5).