Home / Arrimaha Bulshada / Rasul-wasaare Maxbuus ah oo u tartamaya hogaanka Jaamacada Oxford

Rasul-wasaare Maxbuus ah oo u tartamaya hogaanka Jaamacada Oxford

Imran Khan Ra’iisul Wasaarihii hore ee Pakistan, ayaa u tartamaya jagada guddoomiyaha Jaamacadda Oxford oo ka mid ah Jaamacadaha la tixgeliyo ee ugu sarreeya caalamka oo ku taalla Ingiriiska

Khan waxa uu soo ahaa hoggaamiyaha Pakistan laga soo billaabo 2018 ilaa April 2022, markaasoo   Baarlamaanka ay kalsoonida kala noqdeen Wuxuu ku eedeeyay inay qorsheeyeen militariga Pakistan ee awooda badan.

Waa siyaasiga loogu jecel yahay Pakistan , wuxuu xabsiga ku jiray tan iyo bishii Agoosto ee la soo dhaafay, markaasoo dacwada kala duwan oo lagu eedeeyay uu diidday.

Wuxuu taariikh ku sameeyay isagoo xabsiga ku jira in doorashadii u dambeysay ay ku guuleysteen kuraasta u badan xubnaha xisbigiisa.

qaarkamid ah saaxibadiis ayaa warbaahinta u sheegay in Imran Khan laga aqbalay codsigiisa, xilka waxaa kulatartami doona labo rasul-wasaare oo ingiriiska soo maray.

About Himilo Radio

error: Copy lama Ogola Fadlan