Home / Habka-Nolosha / Real Madrid Oo Dooneysa Xidiga Ivan Rakitic.

Real Madrid Oo Dooneysa Xidiga Ivan Rakitic.

Kooxda Real Madrid ayaa waxa ay isku dayeysaa iney hesshiis la saxiixato xagaagan xiddiga qadka dhexe uga dheela Naadiga Barcelona ee Ivan Rakitic .

ivan-rakitic-barcelona-atletico-madrid-la-liga_7t2imx2ky45d1jaw1iy8nzkcu

http://radiohimilo.so

Geesta kale Ciyaaryahanada ee Denis Suarez iyo Andre Gomes ayaa waxaa la sheegayaa iney isla xagaagan aadi doonaan Camp Nou.

Sidoo kale xiddigga  lala xiriirinayo naadiga ku dheela gigida Santiago Bernabeu  ayaa dhankiisa la sheegayaa inuu heshiiska u kordhin doono kooxdiisa Barcelona.

28 jirkaan heerka caalami ee reer Croatia ayaa yiri “Ma jiro dalab rasmi oo leyla sameeyay, laakiin markii los Blancos uu ka soo baxay  dalabka ayaa lagu cadeeyay iney ku guuleysan doonaan si walbo oo aan ugu wareegayo islamarkaana aan uga tagayo Barca”.

About radio himilo

error: Copy lama Ogola Fadlan