Real Madrid oo heshiis shaqsi ah la gaartay wakiilka Ndombele

Himilo FM –Real Madrid ayaa wadahadallo kula jirta ciyaaryahanka khadka dhexe ee Lyon saxiixa Tanguy Ndombele, sida ay ku waramayaan warbixinada maanta.

Kooxda Faransiiska ayaa si qarsoodi ah u qirtay inay ku adkeysanayaan inay heystaan 22 jirkan xagaagan, maadaama uu sii kordhayo xiisahiisa.

Los Blancos ayaa ka mid ah kooxo dhowr ah oo la rumeysan yahay inay xiiseynayaan Nindelbele oo ay ka mid yihiin Manchester United, Manchester City, Paris Saint-Germain iyo Juventus.

Majalada reer Spain ee AS ayaa cadeynaysa in Madrid ay ku horreyso tartanka loogu jiro xiddiga heerka caalami ee dalka France inkastoo aan wali la isku afgaran wadahadalada.

Wakiilada Ndombele ayaa dhawaan u safray caasimadda Spain si ay uga wadahadlaan shuruudaha shakhsi ahaaneed, waxaana la sheegayaa in Real Madrid ay haatan heshiis la gaartay Les Gones.

Hot this week

Ogow 10 xiddig oo soo maray academy-ga Man Utd oo wanagsanaaday markii ay ka tageen Old Trafford

Himilo – Manchester United waa mid ka mid ah...

What direction to go When You Obtain a Mail Order Bride?

You may have under no circumstances heard of...

Muxuu u jareynayaa qofka marka uu baqo?

Himilo - Natiijadda daraasad cilmiyeed oo ay sameeyeen baarayaal katirsan...

Ciidamada Iiraan oo ballanqaaday difaaca danaha qaranka, kaddib taageerada Mareykanka ee dibadbaxayaasha

Himilo - Ciidamada Jamhuuriyadda Islaamiga ah ee Iiraan ayaa...

Mareykanka oo hakiyay gargaarkii uu siin jiray Soomaaliya kaddib eedeyn la xiriirta dhaca gargaar cunto

Himilo - Dowladda Mareykanka ayaa hakisay dhammaan gargaarkii ay...

Related Articles

Popular Categories

error: Copy lama Ogola Fadlan