Home / Habka-Nolosha / Rio Ferdinand Oo Dib U Xasuusiyay Rooney iyo Ronaldo Sheeko Ay Ka Wada Sameeyeen Qolka Nasiinada Ee Manchester United.

Rio Ferdinand Oo Dib U Xasuusiyay Rooney iyo Ronaldo Sheeko Ay Ka Wada Sameeyeen Qolka Nasiinada Ee Manchester United.

Daafacii hore ee Manchester United Rio Ferdinand ayaa dib u soo xasuusiyay maalmihii qosolka badnaa ee ay soo wada mareen ciyaartoydii ay Man United ka soo wada shaqeeyeen ee Ronaldo iyo Rooney iyo sida ay mar walba uga qoslin jireen ciyaartoyda, tababarayaasha  iyo maamulka kale ee kooxda.

images

http://radiohimilo.so

Ferdinand ayaa lagu yaqaana in uu yahay falanqeeye jecel in uu mar waliba ka sheekeeyo kooxdiisi hore ee Man United Waxa uuna markaan soo bandhigay sheeko dhex martay ciyaartooy uu isagu kamid yahy  iyo waliba macalinkii hore ee kooxda  Sir Alex .

Rio Ferdinand “Mar aan ku jirnay daqiiqadihii nasashada kulan Premier League ah waxa aan aniga Rooney iyo Ronaldo damacnay inaan ka xaraabaysanno macallinkeenna kaas oo nala hadlaayey”

“Waxaan intaas ka bacdi diyaarinay qorshe anigoo ku idhi Rooney ‘kubaddan hordhig macallinka,  adiguna Cristiano miiska hoostiisa gal si marka uu macallinku kubadda laadayo aad lugta u qabato ”

“Rooney ayaa kubadda ku taraarixiyey xagga Sir-ka kaddib Ferguson ayaa damcay inuu laado waxaase diyaar ahaa Ronaldo oo markiiba lugta qabtay macallinka kaddib waxa sawaxan qosol leh isla kacay qolkii labiska iyo sidoo kale macallin Sir Alex”.

About radio himilo

Leave a Reply

Your email address will not be published.

error: Copy lama Ogola Fadlan