Home / Arrimaha Bulshada / Saameynta taban ee Taleefanada iyo Carruurta, dhegeysi

Saameynta taban ee Taleefanada iyo Carruurta, dhegeysi

Saameynta taban ee isticmaalka ticnoolajida waxaa kamid ah in uu meesha ka saaray xariirkii u dhaxeeya caruurta iyo waalidkood, kadib markii waalid badan ay caruurta ku mashquuliyeen TV ama mobia.

Xilliyadii hore caruurta iyo waalidka waxaa dhaxmari jiray xariir qoto dheer, xilliyada habiinkii waxaa jiray sheekooyin caruurta looga sheekeeyo ama taariiqo hore oo caruurta labaro, Ayeeyooyina ahaa aha halka ugu badan ee caruurto isugu soo aruuraan marka gabalku dhaco si loodhageysto sheeko caruureedka ay hayaan, arintaa waxay badin jirtay xariirka ka dhaxeeya caruurta iyo waalidka waxayna kordhin jirtay maskaxda iyo garaadka caruurta, cunugba inta uu ka xog ogaalsan yahay ayaa kan kale laga jeclaa.

Xilligan casriga ah caruurta waxa ugu badan ee lamacaamilaan waa taleefanda, hooyada marka ay howlmaal-meelkeeda qabsaneyso waxa ay caruurta ku mashquulisaa tv ama mobalia

Hadaba warbixintan Ayaan ku eegeynaa dhibaatooyin-ka ka dhasha caruurta inay laqabatimaan taleefanada iyo xanuunada nafsiga ah ee ka dhasha.

halkan ka dhegeyso.

About Himilo Radio

error: Copy lama Ogola Fadlan