Sahan: 94% dadka Talyaaniga diyaar ayay u yihiin joojinta adeegsiga balaastikada

Himilo – Sahan la sameeyay dhawaan ayaa muujiyay in 94% dadka Talyaaniga inay diyaar u yihiin joojinta adeegsiga nuucyada balaastikada kala duwan.

Sahanka oo uu sameeyay bankiga maal-geshiga Yurub iyo shirkadda BVI ee Faransiiska ayaa tilmaamaya in dadka Talyaaniga doonayaan inay sameeyaan tallaabo kasta oo lagu yareyn karo dhibaatada isbadalka cimilada.

Waxaa intaa la raaciyay in 66% dadka Talyaaniga joojiyeen adeegsiga balaastikada halka 96% dadka ka qeyb galay sahanka muujiyeen sida ay diyaar ugu yihiin yareynta adeegsiga badeecadaha balaastikada ah si ay xal ugu noqoto dhibaatada isbadalka cimilada adduunka.

Waxaa xusid mudan in haraadiga balaastikada lagu tiriyo sababaha loo celin karo wasakhda deegaanka caalamka iyo dhibaatada isbadalka cimilada.

Hot this week

Ogow 10 xiddig oo soo maray academy-ga Man Utd oo wanagsanaaday markii ay ka tageen Old Trafford

Himilo – Manchester United waa mid ka mid ah...

What direction to go When You Obtain a Mail Order Bride?

You may have under no circumstances heard of...

Ciidamada Iiraan oo ballanqaaday difaaca danaha qaranka, kaddib taageerada Mareykanka ee dibadbaxayaasha

Himilo - Ciidamada Jamhuuriyadda Islaamiga ah ee Iiraan ayaa...

Muxuu u jareynayaa qofka marka uu baqo?

Himilo - Natiijadda daraasad cilmiyeed oo ay sameeyeen baarayaal katirsan...

Mareykanka oo hakiyay gargaarkii uu siin jiray Soomaaliya kaddib eedeyn la xiriirta dhaca gargaar cunto

Himilo - Dowladda Mareykanka ayaa hakisay dhammaan gargaarkii ay...

Related Articles

Popular Categories

error: Copy lama Ogola Fadlan