Himilo –Waxay u muuqataa in dunida maanta aysan lamid noqon doonin caalamka la filan karo 50 sanno kaddib iyadoo ugu wacan tahay tiknolojiyadda oo wax badan ka beddalaysa nolosha maanta.
Dhacdooyinka waaweyn ee tiknolojiyadda horseeday waxaa kamid ah hanqaltaagga bini’aadamka ee cirka sarre oo dal kasta uu doonayo in uu ka qaato boos weyn.
Haddaba wargeyska Daily Mail ee dalka Ingiriiska ayaa qoray warbixin xambaarsan sawirro ka tarjumaya sida caalamka u muuqan doono 50 sanno kaddib.
Fadlan eeg sawirrada aan kaaga soo xulnay warbixinta.