Himilo -Liverpool ayaa xaqiijisay in ciyaaryahanka garabka ka ciyaara Xherdan Shaqiri uu dhaawac jilibka ah kasoo gaaray intii uu u ciyaarayay Switzerland intii lagu jiray tartankii UEFA Nations League Final-kiisa.
Shaqiri ayaa seegi doona kulamada furitaanka isku diyaarinta xilli ciyaareedka ee Liverpool, oo ay ku jirto kulanka Khamiista ee ay la leeyihiin kooxda Tranmere Rovers iyo booqashada United States isbuuca soo socda.
Ciyaartoyda kale ayaa laga yaabaa inay helaan fursad ay isku muujiyan ka dib dhaawac soo gaaray Shaqiri, taasoo ay ku xaqiijisay website-ka rasmiga ah ee kooxda, seddexda weeraryahan ee kala ah Mohamed Salah, Roberto Firmino iyo Sadio Mane ayaa la siiyay fasaxyo dheeraad ah.
Divock Origi oo lagu soo waramayo inuu qandaraas cusub u saxiixi doono Anfield, iyo 19 jirka Rhian Brewster ayaa laga yaabaa inuu ciyaarsiiyo Klopp kulamada furitaanka ee xilli ciyaareedka ka hor.
Waxaa la rumeysan yahay in dhaawaca Shaqiri uusan aheyn mid aad u culus, waxaana uu diyaar u noqon doonaa xilli ciyaareedka kulanka furitaanka ee Liverpool marka ay martigeliso Norwich City jimcaha, 9ka August.
27 jirkan ayaa dhaliyay lix gool 30 kulan oo uu saftay xilli ciyaareedkii hore.
I think the hardest thing is the unknown and wondering if it will ever happen i am a woman and i took viagra com 20 E2 AD 90 20Order 20Generic 20Viagra 20 20Jual 20Obat 20Viagra 20Di 20Bali order generic viagra And if we consider the quality of the jobs being created inthe recovery, there is less reason yet to declare victory and gohome
buy cialis canada pharmacy 6 The Breast Cancer Index BCI showed prognostic ability to assess early and late distant recurrence