Home / Arrimaha Bulshada / Shirka looga hadlayo isbedalka cimilada Afrika oo magaalada Nairobi ka furmay.

Shirka looga hadlayo isbedalka cimilada Afrika oo magaalada Nairobi ka furmay.

Himilo – Madaxweynaha Kenya William Ruto ayaa  furay kulanka oo socon doono mudo sadax maalin ah

Qaarada afrika oo ah hoyga inkabadan billion qof, waxaa saameyn ba’an  ku haya  isbadalka cimilada taas oo  badankeed ay sababeen dadka qaarada ku nool

Mid kamid ah caqabadaha waaweyn ay qaaradu wajaheyso waa isbadalka cimilada waxaana soo sababeynayaa  kuleelka hawada lagu sii daayo

In badan dunida ka warqabka cimilada waa mid joogto ah  taas oo gu’aamisa dadka iyo nolol maalmeedkooda.

Afrika, majirto cid kawarheysa cimilada oo ah  mida go’aamisa  nolosha qofka

Kulanka oo socon doono mudo sadax maalin ah waxaa ka soo qeyb galay madax badan oo qaarada ka socota iyo hay’ado.

About Himilo Radio

error: Copy lama Ogola Fadlan