Home / Arrimaha Bulshada / Sidee carruurta saameyn ugu leeyihiin waxyaabaha Macmacaanka ah?,Daawo

Sidee carruurta saameyn ugu leeyihiin waxyaabaha Macmacaanka ah?,Daawo

Wiilo C/Casiis,waxaa ay baratay cilmiga Caafimaadka gaar ahaanna Afka iyo Ilkaha,waxaa ay si gaar ah xoogga u saartaa Carruurta ugu badan Rugteeda Caafimaad.

Waxaa ay Carruurtu ka daweysaa suuska gala Ilkaha kaas oo ka dhashay Macmacaanka ay Carruurtu Cunaan inta ay yaryaryihiin.

Wiilo waxaa ay sheegeysaa in Masaasadda ay qeyb ka tahay Suuska Ilkaha xilliga Habeenkii ah haddii kalena ay Biyo nadiif ah siiso, sidoo kale nadaafad darrada ayaa ka mid ah sida ay xuseyso.

Halkan ka daawo.

https://www.facebook.com/RadioHimilo.so/videos/279299824697981/

About Himilo Radio

error: Copy lama Ogola Fadlan