Home / Arrimaha Bulshada / Sidee ku soo ifbaxday Lacagta Electroonigga ah?, wareysi

Sidee ku soo ifbaxday Lacagta Electroonigga ah?, wareysi

Beeso ama Lacag; waa shey ka samaysan bir, shilinka, iyo warqad leh astaamo iyo calaamado kala duwan taas oo dadku isla garteen in wax lagu kala iibsado. Beesadu waa shey miisaan yar oo lagu qiimeeyo qadarka alaab, badeecad, guri, dhul iyo waxyaabo kale leeyihiin.

Dal waliba oo duniga ku yaal waxa uu leeyahay lacag u gooni ah oo lagu garta dalkaa, dowladu inta ay awoodeeda la’egtahay ayay lacagteedana la ekaataa, hadii dowladu ay awood weyn leedahay lacagteedana duniga awood xoogan ayay ku yeelataa,

Soomaaliya oo sodon-kii sanno ee lasoo dhaafay wajaheyse burbur iyo dagaal sokeeye waxaa meesha ka baxay lacagtii shilin soomaaliga, Dalka waxaa si weyn looga isticmaalaa lacagta Electroniga,

Hadaba hadii dowlad ay u baahato lacagteeda inay badasho maxaa looga baahanyaha? Lacagto heerarka ay soomarta maxuu ahaa su’aalahaa iyo kuwo kale waxaa ka wajaabaya Ustaad Cabdiraxmaan Xusein Cali.

About Himilo Radio

error: Copy lama Ogola Fadlan