Home / Arrimaha Bulshada / Sidee wiilkan ugu suuragashay sameynta Mareegta Buugaagta maqalka ah?,Daawo

Sidee wiilkan ugu suuragashay sameynta Mareegta Buugaagta maqalka ah?,Daawo

Cabdi Maxamed oo ka mid ah Dhallinyarada Muqdisho ayaa sameeyay Mareeg ama Degel laga heli karo Buugaag maqal ah oo uu qofka dhegeysan karo.

Cabdi ayaa u sheegay Himilo Radio in aragtidan ku dhalatay kaddib markii uu weydiiyay Rukunkiisa waxyaabaha ay tahay in uu soo kordhiyo.

Sanadkii hore ee 2022 ayey ahayd billowga Websiteka ama Mareegta Maqal Books oo uu sheegay in ay hadda ku jiraan 16 Buug oo maqal ah isaga oo markii hore ka billaabay hal buug oo arrimaha Sirdoonka la xiriiray.

Waxaa uu rajo ka muujiyay in uu kuwo kale ku dari doono Bugaagta hadda laga heli karo Mareegtiisa Maqal Books.

Halkan ka daawo.

https://www.facebook.com/RadioHimilo.so/videos/1284791452464414

 

About Himilo Radio

error: Copy lama Ogola Fadlan