Home / Dibadda / Tikidhadii ugu badnaa oo loo goostay buurta ugu dheer Adduunka ee Everest

Tikidhadii ugu badnaa oo loo goostay buurta ugu dheer Adduunka ee Everest

Dowladda Nepal; ayaa xaqiijisay in ay jartay in ka badan 450 Tikid oo loogu talagalay Dadka Gugan doonaya in ay fulaan dhakada sare ee Buurta ugu dheer Adduunka ee dalkaas.

Waaxda Dalxiiska Waddanka Nepal; ayaa sheegtay in tirada ay hadda jareen ay ka badanyihiin dadka soo codsaday.

Waxaa ay sheegtay in 900 qof ay dalbadeen Tikidka Sanadkan ee dadka ku korayaan fiiqda Buurta Everest oo ah tan ugu dheer Adduunka.

Afar sano ka hor, 11, qof ayaa ku dhintay kaddib markii qaarkood Ogsijiinku ka dhamaaday,waxaana sidoo kale 7 kale sababsadeen isbuurashada dadka.

Safaf dhaadheer ayaa loo galaa hilitaanka Tikidka Buurta Everest iyada oo inta u dhaxeysa Bilaha April iyo May ay dadka booqdaan.

About Himilo Radio

error: Copy lama Ogola Fadlan