Home / Arrimaha Bulshada / Todobaad kaddib waa sidee Bajaajlayaasha fuliyay amarka A iyo B?, Daawo

Todobaad kaddib waa sidee Bajaajlayaasha fuliyay amarka A iyo B?, Daawo

Dowladda Soomaaliya ayaa 25kii Bisha Muqdisho ka dhaqangelisay amar Dhallinyarada ku shaqeysta Mooto Bajaajta loogu kala sameeyay A iyo B oo midba maalin shaqeyneyso.

Hadal heyn ayey arrinkan ka dhex abuurtay bulshada Muqdisho, sida Gaadiidleyda, dad weynaha Rakaab ahaan u raaca iyo Bajaajlayaasha laftooda.

Bajaajlayaasha qaar ayaa sheegaya in arrintan ay fursad siisay oo ay qaraabo salaan heleen halka kuwo kale ay sheegayaan in ay ku caajiseen maalin dhaafka ama dhib ku tahay maaddaama ay wataan Mootooyin kiro ah.

haddaba hal todobaad kaddib sidee ula qabsadeen A iyo B?

Halkan ka daawo.

https://www.facebook.com/RadioHimilo.so/videos/260682539953876

About Himilo Radio

error: Copy lama Ogola Fadlan