Home / Habka-Nolosha / United-ka oo noqotay kooxda ugu dakhliga badan – yaa ku xiga?!

United-ka oo noqotay kooxda ugu dakhliga badan – yaa ku xiga?!

Muqdisho – Iyada oo ay bandhig aan lala dhicin United-ku ka sameeyeen horyaallada Yurub, hadana kooxda ayaa ku hartay dhaqaale ahaan kuwo xoogan iyaga oo ku fadhiistay dakhli dhan 363.8 Malyuun oo Gini sanadkii ina dhaafay.

Shayaadiinta Cacas ayaa sidoo kale adduun fiican kasoo xereystay ciyaar kasta ama kulan kasta oo ay dhayaleen iyaga oo urursaday 137.5 malyuun. Waa markii ugu horreysay ee United-ka booska soo tiigsadaan taniyo xagaagii 2003-2004. Hayeeshe in kasta oo ay booska koobaad ku fariistay iyada oo aan kamid ahayn kooxaha u loolamaya horyaalka Champion League, hadana adduunkan ay urursadeen ayaa soo jeedinaya inay heystaan fursad kasta oo ay sanadka xiga ku noqon karaa booska koobaad mar labaad.

Kooxaha kale ee kusoo xigsaday United-ka waxay kala ahaayeen sida tan:

Barcelona 620.2 M.

Real Madrid 620.1 M

Bayern Munich 592 M

Manchester City 524.9 M

Paris Saint German 520.9 M

Arsenal 468.5 M

Chelsea 447.4 M

Liverpool 403.8 M

Juventus 341.1 M

About radio himilo

Leave a Reply

Your email address will not be published.

error: Copy lama Ogola Fadlan