Himilo-Tartanka ay dalalku ku jiraan waxaa udub dhaxaad u ah in muwaadiniintooda ay siiyaan adeegyada nolosha aasaaska u ah, dalba dalka uu ka adeeg wanaagsan yahay dadkiisu waa ka nolol wanaagsanyihiin, hadabada halkan waxaan kuugu soo gudbinayaa tobanka dal ee ugu wanaagsan dunida in lagu noolaado.
- Luxembourg
- Netherlands
- Iceland
- Denmark
- Finland
- Switzerland
- Oman
- Austria
- Norway
- Spain