Home / Arrimaha Bulshada / Waa kuwee 10-ka dal ee ugu dadka badan Aduunka?

Waa kuwee 10-ka dal ee ugu dadka badan Aduunka?

Himilo- Sida ay baahisay hey’adda Worldometer tirade dadka ku nool dunida ayaa gaartay 8.1 billion sanadkan kala barka ah oo taas oo ka dhigay qiyaasaadkii lasameynaye tiro kabadan inay soo bixi doonto dhamaadka sanadka 2024-ka.

Hadabada halkan waxaan kuugu soo gudbinayaa tobanka dal ee ugu dadka badan dunida.

  1. India 1.441 billion
  2. China 1.425 billion
  3. USA 342 million
  4. Indonesia 279 million
  5. Pakistan 245 million
  6. Nigeria 229 million
  7. Brazil 217 million
  8. Bangladesh 174 million
  9. Russia 144 million
  10. Ethiopia 129 million

 

Tiradan waxaa soo saaray hey’adaha World Population review iyo Worldometer

About Himilo Radio

error: Copy lama Ogola Fadlan