Himilo- siidhamaanaya ee 2023-ka waxyaabaha qiimeynta lagu sameeye waxaa kamid ah magaalooyinka aduunka ugu quruxda badan, quruxdan waxaa lagu sameeye qaabdhismeedka iyo maciishada magaalooyinkaa waxa looga iibsado, hadabada magaalooyinkaa iyo boqolkiiba inta lagu qiimeeyo qoroxdooda halkan hoose ka aqri.
Venice: 83.3%
Rome: 82.0%
Barcelona: 81.9%
Prague: 78.7%
New York: 77.7%
Athens: 77.5%
Budapest: 75.9%
Vienna: 75.8%
Bordeaux: 75.3%
Milan: 75.1%
Stockholm: 74.8%
Paris: 74.7%
Florence: 73.6%
Copenhagen: 73.2%
Marrakech: 72.7%
🇺Chicago: 71.7%
Amsterdam: 71.7%
Berlin: 71.3%
Istanbul: 70.2%
St. Petersburg: 69.2%
Strasbourg: 69.1%
Dubai: 67.6%
Miami: 63.0%
Beijing: 55.6%